Home › Forums › Test Forum 1 › Doorashooyink Somaliland
- This topic is empty.
Viewing 4 posts - 1 through 4 (of 4 total)
-
AuthorPosts
-
MireGuest
Doorashada Somaliland tusaale ma u noqon kartaa Afrika inteeda ka le iyo waddamada Geeska Afrika.
MaxtoGuestMaraykanku Somaliland ma aqoonsan doonaa xilligan Trump joogo.
CeeroGuestSomaliland iyo Somalia ma sii wadayaan wada hadallada mise hore ayaa looga soconayaa oo halkaas ayay ku joogsanayaan.
CeeroGuestSafarka Cirro ee Emaraatku muxuu Somaliland uga dhigan yahay. heshiishyo cusub ma soo gelayaa Madaxwaynuhu mise ballanqaadyo ayuu soo xambaaranayaa.
-
AuthorPosts
Viewing 4 posts - 1 through 4 (of 4 total)